Cypersecurity la'aan tiisa dunidaan aminiga computer ka in lasugu aad bay u adag tahay hadey noqoto in la' as turo dato ama hadey noqoto in la'asturo xog ee laga ilaaliyo dad aan loogu tala galin hadaad maqashey cypercrime waa falal dembiyeedka laga geesto computerada hacking ka lagu sameeyey hadaad maqashey warar ku saleysan company baa loo dhacay company baa data diisa laxadey.
Dunidu maanta waxay mareysaa xeer company yadaas ama hay'adahaas wax barasho in qalabkoodii xitaa ladaminkaro hadey noqoto mukeefyada lagu qaboojinayo computerada, hadey noqoto computeradii wax ku keedsnayeen manhajka jaamacada ama iskuulka .
Marka xeeladaha hackers ku isticmaalaan waxaa kamid ah :-
Hackers ku
waxay isticmaalaan si ay password kaaga uhelaan xeelad loo yaqaano brute force attack ayagoo
isticmaalaya dictionary attack ayaga
marka waxay is ku dayayaan password
kaaga malaayiin tooko laakiin xeeladaaan waa xeelad aad dulqaad ugu baahan
sababtoo ah maantoo dhan waxaa lagu
celcelinayaa hal password markaas kadib ayaa device kaas access uyeelanaysaa .
Xeelada 2aad ay
hackers ku istcmaalan waxaa loo yaqaanaa distributed denial of service oo loo soo gaabiyo ( DDOS) xeeladaan waxaa
loo isticmaalaa marka attack lagu qaadaayo shirkadaha shirkada waxaa loo diraa
codsiyo farabaadan sida bink wamaa adraaka bink koorsda networkimg ka ayaa lagu
bartaa.
Xeelada 3aad
ayaan taan aad loo istimaaalo baa waxay tahay keylogger wamaa adraak keyloger
kelogger waa software yar oo computerkaaga lagu shubayo hadii computerkaaaga
fire wall kiisa Anti-key loger tick saarney computer kaga waa loo soo dhici
karaa marka shaqo ahaan waxay qabataa
marka ay computerkaa ga kusoo dhuumato inta badan lama arkee waxay sameysaa
qofkii hacker ka ahaa ee kuusoo direy software kaan ayey lasocod siisaa
xarafkasta ee compurkaaga aad riixdey tusaale ahaan E-mail kaaga ayaad
galeysaa, bank account kaaga oo kale ayaad galeysaa way kubasaaseysaa marka
software kaaan .
Xeeelada 4aad
ay hackers ku isticmalaan waa phishing in laguu soo diro markaas kadib la
ogaado macluumaad adiga kugu saaabsan sida E-mail ladaada magacaaga hacking
lagu sameeyo markaas kadib adigoo la is ka kaamatalaye dad lafadeexeeyo dad
lacaayo adigana waxba aan kaqabin karnin, phishing ka badanaaba waxay kaasoo
raacayaan link aad furtey website dad scammers ah ay leeyihiin oo kele iwm
Xeelada 5aad ay
hackers ku isticmaalaan waa social engineering ayagoo isticmaalaya psycollogical
trick wax caqligaaga ku saaabsan ee markaas lagaa ogaado adigoon fileynin wax
yaabo adiga kugu saabsan, hackers ku runtii aad bay ugu guuleestaan iska ilaali
caqli caqli yaan lagu basaasin.
Xeelada 6aad ay
hackers ku isticmaalaan waa wifi mirror
yacnii qofka hacker ka ahi wuxuu inmaanayaa meel puplic ahi sida meel shaah
lagu cabo kasoo qaad ama muqaayad camal marka Router ka kafee gaas ama
muqaaydaas ay leedahay ayuu magacaga ka koobiyeysanaa asagoo iskadhigaya wifi
kii saxda ahaa ay maqaayadaas ay leheyd markaas kadib adigoo sab dhaban ayaa
waxaad ku xirmeysaa wifi kii qofka hacker ka ahaa sameeyey qofkaas marka waxa
uu ogaanayaa password radaada ama E-mail ladaada, marka wifi mirroring kana
iska ilaali.

1 Comments
website kaan halaga faa'ideesto
ReplyDelete