Sidee la iskaga difaacaa virus yadaan iyo balaayadaan ?

·         




M Markasta waa in computer kaaga operating system kiisa aad update ku sameeyso ayaa lagaaga baahanyah sababtoo ah shirkada Microsoft update iskama sameyso keli ah waxay sameeysaa markey vulnerability kajirto operating systemka.

·         In aad furin E-mail kasta laguu soo diro link yada lasocda qof aad taqaanid mooyaane qofka aad taqaanid xitaa hadii uu kuu soo diraayo sawir iyo wixii lamid ah waxaad igu soo dir dhaheysaa facebook messenger camal ama whattsapp, waan ogahay in aya tayada wax is dhimeyso laakiin tayada in isdhinto waxaan ka xun baa waxay tahay in sharafta ay dhunto.

·         Ha isticmaalin puplic wi-fi sababtoo ah waxaa dhici karta baa waxay tahay in qof hacker ah ku soo xirmo wi-fi gaas oo dhibaato kuu geeysto, hadii marka lagamarmaan tahay in aad isticmaasho puplic wi-fi waxaad sameen kartaa baa waxay tahay in aad marka aad isticmaaleyso aad la isticmaasho wax loo yaqaano virtual private network oo loo soo gaabiyo ( VPN).

 In aad data kasta computerkaaga ku jirto back up aad kaqaado ugu yaraan 2back up sababtoo ah hadii file lashaada encryption lagu sameeyo ayaad markaas kadib kuwii back up ka ahaa ubaxsaneysaa sababtoo ah qofka hacker ka ahi marka file shaada encryption ku sameeyo wuxuu ku weydiisanaa lacag wuxuuna kugu dhahayaa file lashaada hada gacateena ayey kujiraan marka intaan iyo intaan kusoo shub adiga marka hadaad back up mar hore ka qaadey lacagtaada way kuu badbaadeysaa oo jeebkaagana dhaawac looma geeysaaayo. 

1 Comments

  1. waraa soomaaliyey website kaan halaga faa ideesto
    caadi ma ahanee

    ReplyDelete