Wannacry saameenta uu ku yeeshey adduunka

Ma ogtahay 12may 2017 in uu internet ka qalqiil galey waxaa soo baa baxay maalinkaas virus saameyn badan ku yeeshey internet service provide yada jira oo dhan Article kaan ayaan sifiican ugu hadli doon naa haduu ilaahey edmo:-

Marka hadaad fiiriso 2017 afar maalimood oo kamid ah ayaa adduun koo dhan waxaa gilgiley virus loo yaqaano  wannacry wuu gilgiley markaan ku leeyahay wuxuu effected ku yeeshey 230,000 windows pcs oo kala yaala 150 waddan hal maalin gudahood  xitaa ma ahan hal maalin oo dhameestiran wa 3 saac kamid ah maalintaas 12may 2017  waxaa lala yaabey virus kafaafid badnaa ma’uusan jirin.

Markaad Article kaan aad dhameysato ayaa waxaad ogaan doontaa saameenta uu adduunka uu ku yeeshey iyo waxyaalo badan oo awoodiisa ah marka wannacry wuxuu qasaaro geestey iyo hackers kii sameeyey waxa ay kafaa’ideen wuxuu qasaaro geestey ayaa badan sababtoo ah hackers kii uguma tala galin in ay lacag kasameeyaan, waan kahdli doon naa yaa sameeyey yaa istaajiyey.

Waxaa layirahdaa khasaarah uu ugeestey adduunka oo dhan 6billion oo dollar ka mareekan ka ah marka aad ayuu khasaaro ugeestey maalin dhan ayuu adduunka qasaayey, laakiin ogow wannacry illaa iyo hadeertaan waa uu jiraa nuuc kamid ah oo qaskii wuu wadaa marka wannacry hadii uu computerkaaga soo galo sidaan buu e kaanayaa.


 

Ogowna  wannacry waa nooc kamid ah Ransomware , Ransomware na hadii aad taqaano iyo hadii kala ba waxaa laga wadaabaa waxay tahay computer kaagii oo afduub loo geysto, marka wannacry  hadii uu computer kaaga soo galo file shaadii oo dhan ma aad furi kartid, waa idigoo file shaadii encryption lagu sameeyey oo lagu dhahay file shaadii marabtaa haa intaan iyo intaan lacag ah kusoo shub.

Maadaama uu wannacry  uu kamid yahay qoyska Ransomware, Ransomware ka sidiisa ba wuxuu ka imaadaa phishing, phishing ku wuxuu noqon karaabaa waxay tahay E-mail laguu soo direy oo kale USB meel laguugu tuurey oo kele water cool ayaa layirahdaa hadii aad USB meel ku aragtid dhulka haka soo qaadin oo computerkaaga hagalinin sababtoo ah waxaa dhici kartaa baa waxay tahay in loogu tala galey in aad qaado iyo website aad booqatey oo ah malicious website .

Marka waxaa jira baa waxay tahay wax layirahdo Time line oo haadad tahay ardey cypersecurity aad buu kuu anfacayaa waa in aad ogaataa specially research markaad sameyneysid waa in aad ku soo dartaa research gaaga Time line oo ah bilaaw gii waxaan illaa iyo dhamaadkii  xaaladaha kala duwan ay soo mareen  ogaaw virus kaan waxaa kadambeeyey vulnerability ga dowlada mareekanka National Security Agency waa vulnerability yo badan dulduleelo badan ay ku ogaayeeen operating system ka windows ka  ama ay dulduleeladaas ayaga abuureen oo ay Microsoft u sheegin NSA marka waa ay ogaayeeen vulnerability yadaas ayagoo og ayey waxay sameeyeen in ay qariyaan sababtoo ah waxay u isticmalaan xabad ahaan oo ay dowlado kale ay ku weeraraan maadaama adduunkaan cyper warfare uu jiro in ay isticmaalaan ayey ugu tala galeen.

Marka NSA markii dambe way usheegeen in 0-day vulnerability daas jirto Microsoft na waxay sameysay in ay soo saarto update Marka Microsoft waxay dhahdey update ayaa jirta hala sameeyo cid dhageyasto majirto update kii dadka intooda badan ma’ay san sameeynin sababtoo ah dad badanaaba sida company yada waa weyn waxay kacabsadaan baa waxay tahay amay system correpted idin kaga dhigtaa update kaan, kadib waxaa dhacdey baa waxay tahay nimankaan layirahdo Shadow brokers  waxay sameeyeen in ay NSA da kaxadaan hacking tools farabadan ogow dowladaha laftirkoodaa in hacking lagu sameeyo wixii ay hayaan laxadaa  ma ahan shirkadaha oo keli ah sababtoo ah maxay NSA da u haystaa baa isleedahay hacking tools kaan ? waxay u heystaan baa waxay tahay NSA du waxay sameeyaan hackers u dhashey dalka Mareekanka in ay siiyaan liecience ay ku hack gareeyaan dowlado kale, waxaa layirahdaa hackers ka runta ah kuwaas waaye oo ay dowladaha licience siiya.

Marka nimankaan shadow brokers ka waxay sameeyeen horta markii hora ba waxy rabeen hacking tools kaas in laga gato laakiin way unoqon weysey in lagato marka waxay soo qoreen warqad ay dadku ku ogeysiinyaan in ay hayaan hacking tools qofkii rabo uu kagato warqadaas ay markaas soo qoreen baa waxaa lagu magacaabey Lost in translation waa warqadii adduunkoo dhan dhibaata ugeystey marka waxaad isweydiin kartaa why looga iibsan waayey hacking tools, waxaa looga iibsan wayey baa waxay tahay warqada markii sooqorayeen waxay ku soo qoreen English qaldan Grammer ahaan sababta ay saas u sameeyeen baa waxay tahay in lasoo daba galin sababtoo ah waxaa lasmeen karaa in luqada analyzing lagu sameeyo oo la’ ogaado dadkii sooqorey, marka dadka waxay u qaateen niman iska ciyaarayo oo hacking tools aysan haayin, shadow brokers marka way xanaaqeen waxay sameeyeen baa waxay tahay in hacking tools kii release ku sameeyaan marka sidaas ayuu infection ka ku faafey.

Hadaynu usoo laabano yaa istaajiyey virus kaan horta nasiib ayaa lagu istaajiyey oo waxaa istaajiyey wiilkaan da’da yar oo lagu magacaabo Murcus Hutchins:-


Wiilkaan ayaa istaajiyey mana uusan udan laheyn in wax istaajiyo ma’uusan ogeyn waxa uu sameynayo, Marka wiilkaan virus kuu arkey kadib analyzing ayuu ku sameeyey marka asaga waa Malware technition wuxuu leeyahay blog loo yaqaano Mal-tech virus kuu fiiriyaa  asagana markii hore wuxuu ahaan jirey black hat hacker laakiin hada wuu kasoo laabtey odeyga wax walboo haleeyey.

Marka asagoo code kii fiirinayo ayuu wuxuu arkey in uu code kaanu markasta uu sameeynayo website like numbaro la’ isku a’aadiyey in uu wiilkaan isku dayay in communication lasomeeyo , marka virus kaan kill switch kiisa wuxuu ahaa in domain kaasu uu jiro virus ka in uu istaago wax kasta uu encryption ku sameeyey decryption ku sameeyo. Marka this guy wuxuu is dhahay domain kaan majiraa horta ok, domain kii ayuu qaadey wuxuu tagey Registration kii kadib link gii meesha ku qorey domaun kii 10bound  kabixiyey markaan internet kaan aad arkeysid ayaa waxaa lagu badbadiyey 10bound , domain ka markuu gatey hal mar waxaa istaagey %99 wixii weerar ahaa oo dhan virus kaas uu sameynaayey.

Wiilkaan marka maqaala badanaa laga qorey xitaa waxaa lasheegey in dambi lagu heestey markuu istaajinaayey then kadb la’iska cafiyey markii uu virus kaan istaajiyey.


1 Comments