Ma ogtahay
12may 2017 in uu internet ka qalqiil galey waxaa soo baa baxay maalinkaas virus
saameyn badan ku yeeshey internet service provide yada jira oo dhan Article
kaan ayaan sifiican ugu hadli doon naa haduu ilaahey edmo:-
Marka hadaad
fiiriso 2017 afar maalimood oo kamid ah ayaa adduun koo dhan waxaa gilgiley
virus loo yaqaano wannacry wuu gilgiley
markaan ku leeyahay wuxuu effected ku yeeshey 230,000 windows pcs oo kala yaala
150 waddan hal maalin gudahood xitaa ma
ahan hal maalin oo dhameestiran wa 3 saac kamid ah maalintaas 12may 2017 waxaa lala yaabey virus kafaafid badnaa
ma’uusan jirin.
Markaad Article
kaan aad dhameysato ayaa waxaad ogaan doontaa saameenta uu adduunka uu ku
yeeshey iyo waxyaalo badan oo awoodiisa ah marka wannacry wuxuu qasaaro
geestey iyo hackers kii sameeyey waxa ay kafaa’ideen wuxuu qasaaro geestey ayaa
badan sababtoo ah hackers kii uguma tala galin in ay lacag kasameeyaan, waan
kahdli doon naa yaa sameeyey yaa istaajiyey.
Waxaa layirahdaa khasaarah uu ugeestey adduunka oo dhan 6billion oo dollar ka mareekan ka ah marka aad ayuu khasaaro ugeestey maalin dhan ayuu adduunka qasaayey, laakiin ogow wannacry illaa iyo hadeertaan waa uu jiraa nuuc kamid ah oo qaskii wuu wadaa marka wannacry hadii uu computerkaaga soo galo sidaan buu e kaanayaa.
Ogowna wannacry waa nooc kamid ah Ransomware
, Ransomware na hadii aad taqaano iyo hadii kala ba waxaa laga wadaabaa waxay
tahay computer kaagii oo afduub loo geysto, marka wannacry hadii uu computer kaaga soo galo file
shaadii oo dhan ma aad furi kartid, waa idigoo file shaadii encryption lagu
sameeyey oo lagu dhahay file shaadii marabtaa haa intaan iyo intaan lacag ah
kusoo shub.
Maadaama uu wannacry uu kamid yahay qoyska Ransomware, Ransomware
ka sidiisa ba wuxuu ka imaadaa phishing, phishing ku wuxuu noqon karaabaa waxay
tahay E-mail laguu soo direy oo kale USB meel laguugu tuurey oo kele water cool
ayaa layirahdaa hadii aad USB meel ku aragtid dhulka haka soo qaadin oo
computerkaaga hagalinin sababtoo ah waxaa dhici kartaa baa waxay tahay in loogu
tala galey in aad qaado iyo website aad booqatey oo ah malicious website .
Marka waxaa jira baa waxay tahay wax
layirahdo Time line oo haadad tahay ardey cypersecurity aad buu kuu anfacayaa
waa in aad ogaataa specially research markaad sameyneysid waa in aad ku soo
dartaa research gaaga Time line oo ah bilaaw gii waxaan illaa iyo
dhamaadkii xaaladaha kala duwan ay soo
mareen ogaaw virus kaan waxaa
kadambeeyey vulnerability ga dowlada mareekanka National Security Agency waa
vulnerability yo badan dulduleelo badan ay ku ogaayeeen operating system ka
windows ka ama ay dulduleeladaas ayaga
abuureen oo ay Microsoft u sheegin NSA marka waa ay ogaayeeen vulnerability
yadaas ayagoo og ayey waxay sameeyeen in ay qariyaan sababtoo ah waxay u
isticmalaan xabad ahaan oo ay dowlado kale ay ku weeraraan maadaama adduunkaan
cyper warfare uu jiro in ay isticmaalaan ayey ugu tala galeen.
Marka NSA markii dambe way usheegeen
in 0-day vulnerability daas jirto Microsoft na waxay sameysay in ay soo saarto
update Marka Microsoft waxay dhahdey update ayaa jirta hala sameeyo cid
dhageyasto majirto update kii dadka intooda badan ma’ay san sameeynin sababtoo
ah dad badanaaba sida company yada waa weyn waxay kacabsadaan baa waxay tahay
amay system correpted idin kaga dhigtaa update kaan, kadib waxaa dhacdey baa
waxay tahay nimankaan layirahdo Shadow brokers waxay sameeyeen in ay NSA da kaxadaan hacking
tools farabadan ogow dowladaha laftirkoodaa in hacking lagu sameeyo wixii ay
hayaan laxadaa ma ahan shirkadaha oo
keli ah sababtoo ah maxay NSA da u haystaa baa isleedahay hacking tools kaan ?
waxay u heystaan baa waxay tahay NSA du waxay sameeyaan hackers u dhashey dalka
Mareekanka in ay siiyaan liecience ay ku hack gareeyaan dowlado kale, waxaa
layirahdaa hackers ka runta ah kuwaas waaye oo ay dowladaha licience siiya.
Marka nimankaan shadow brokers ka
waxay sameeyeen horta markii hora ba waxy rabeen hacking tools kaas in laga
gato laakiin way unoqon weysey in lagato marka waxay soo qoreen warqad ay dadku
ku ogeysiinyaan in ay hayaan hacking tools qofkii rabo uu kagato warqadaas ay
markaas soo qoreen baa waxaa lagu magacaabey Lost in translation waa
warqadii adduunkoo dhan dhibaata ugeystey marka waxaad isweydiin kartaa why
looga iibsan waayey hacking tools, waxaa looga iibsan wayey baa waxay tahay
warqada markii sooqorayeen waxay ku soo qoreen English qaldan Grammer ahaan
sababta ay saas u sameeyeen baa waxay tahay in lasoo daba galin sababtoo ah
waxaa lasmeen karaa in luqada analyzing lagu sameeyo oo la’ ogaado dadkii
sooqorey, marka dadka waxay u qaateen niman iska ciyaarayo oo hacking tools
aysan haayin, shadow brokers marka way xanaaqeen waxay sameeyeen baa waxay
tahay in hacking tools kii release ku sameeyaan marka sidaas ayuu infection ka
ku faafey.
Hadaynu usoo laabano yaa istaajiyey
virus kaan horta nasiib ayaa lagu istaajiyey oo waxaa istaajiyey wiilkaan da’da
yar oo lagu magacaabo Murcus Hutchins:-
Wiilkaan ayaa istaajiyey mana uusan
udan laheyn in wax istaajiyo ma’uusan ogeyn waxa uu sameynayo, Marka wiilkaan
virus kuu arkey kadib analyzing ayuu ku sameeyey marka asaga waa Malware
technition wuxuu leeyahay blog loo yaqaano Mal-tech virus kuu fiiriyaa asagana markii hore wuxuu ahaan jirey black
hat hacker laakiin hada wuu kasoo laabtey odeyga wax walboo haleeyey.
Marka asagoo code kii fiirinayo ayuu
wuxuu arkey in uu code kaanu markasta uu sameeynayo website like numbaro la’
isku a’aadiyey in uu wiilkaan isku dayay in communication lasomeeyo , marka
virus kaan kill switch kiisa wuxuu ahaa in domain kaasu uu jiro virus ka in uu
istaago wax kasta uu encryption ku sameeyey decryption ku sameeyo. Marka this
guy wuxuu is dhahay domain kaan majiraa horta ok, domain kii ayuu qaadey wuxuu
tagey Registration kii kadib link gii meesha ku qorey domaun kii 10bound kabixiyey markaan internet kaan aad arkeysid
ayaa waxaa lagu badbadiyey 10bound , domain ka markuu gatey hal mar waxaa
istaagey %99 wixii weerar ahaa oo dhan virus kaas uu sameynaayey.
Wiilkaan marka maqaala badanaa laga
qorey xitaa waxaa lasheegey in dambi lagu heestey markuu istaajinaayey then
kadb la’iska cafiyey markii uu virus kaan istaajiyey.


1 Comments
This comment has been removed by the author.
ReplyDelete